liindhanaan
(m.dh)

Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadhanaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh Liindhanaan

liimadhanaan [m.dh]
ld liindhanaan.

liindhanaan [m.dh]
Nooc liinta ka mid ah oo dhadhan dhanaan ah leh. ld liimadhanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg